Duration 4:37

KHALADKAAN OO KALE WALIGAA HA SUUBININ

10 674 watched
0
1.7 K
Published 29 Mar 2021

#moryoleymuscle Mahadsanid daawashada aad daawatay videoga. Hadii aad rabtid inaan waxvideo ka suubiyo komentiga hoose iigu soo qor. Halkan iga soo xariir : Facebook: https://www.facebook.com/abdinassir/ Instagram : https://www.instagram.com/maryoley_muscle/?hl=en Snap chat; Nazzii6

Category

Show more

Comments - 144
  • @
    @yusufsaladosman84393 years ago Latalin iyo tusale bad tahay 2 years baa kugu xirnaa runti wax yabo farabadan baa kaa faiday keep going 2
  • @
    @ugaaska24743 years ago Maclin waa ku wataa anigu, hubaashii ma jiro Youtuber Soomaaliyeed oo kula mid ah xagga jiimka iyo biraha. 1
  • @
    @abdimohamud13913 years ago Hal point inaa wax kaa waydiiyo rabaa aad muuqalka ku xustay kuwa steroidka isticmaalo hadduu seedkooda xoogeesaneynin kwrn dadka caadiga aalamiitooyinka ee sameeyaan maalinba maalinta ka dambeeso seedkooda ma xoogeesanaa mise seedka mawa xoogeesto. ... 4
  • @
    @yahyeyahye5663 years ago put dislike such this video# is important to the somali community. 8
  • @
    @somaliachannal54423 years ago SIDAA WAX UFAHFAAHISID WALLAHI AAD BAAN UFAHMAA YOUR THEBEST COaCH 1
  • @
    @wllneymarmustafe42433 years ago Walaal halkaa kaga wad warbixin walba soo dhacda nala soo socodsii iyo video walba oo cusub oo noosoo turjum sida video gan walaal 1
  • @
    @akr-shariffisback93373 years ago that weight is too heavy bro no somali guy can take that heavy bro i got injuries for my on left shoulder but that gives me a lot experiences alhamdulilah 4
  • @
    @couples44063 years ago Imikan raba inan bilaabo jidhiska Xageen kasoo bilaabaa 3
  • @
    @ahmednur81483 years ago sida aad dadka wx u fahansiisid baan ka helay caawa baa youtube kaaga ku soo biiray🥰 1
  • @
    @wizzwardi25793 years ago Coach adiga ayan ku bahnahay inan goni kula hadlo 3
  • @
    @zakiabdi51493 years ago macalin cashirada noo soo badi adikoo mahadsan macalin 🙏❤💯🙏 4
  • @
    @abdikafimaxamedomar75233 years ago Macalin waxaan rabi lahaaa inaan kula soo xiriiro wayo waxaan rabaa inaan jiim galo macalin
  • @
    @mohahussein23403 years ago Ustaad vidoe ka soo samee hdii aad awoodo dhamaan qaladaadka suura galka ah in la galo inta GYm lugu cusub yahay. 2
  • @
    @yusufkoolis73 years ago Thanks bro 💯🙏💯🙏 wlhi dhalin yarada somaliya joogto gymka qado ku jira wax iga maqna isheegtay bro mhd sanid mclin🙏💯 1
  • @
    @cabdirisaaqmohamed22943 years ago Maryoley vediowyada so badi skinyy fatka kaso Hadal bro 5
  • @
    @yahyayusuf83243 years ago Saxiix wlhi bentada maha Khaladadkas wali ma subin wx aana tan keyga ahena maqado
    Treiner misankeyga wxa uu ahaa 68
    Jym ka sida loo xiray hoos u dhac ku imaday oo wxa imaday 62😒
    1
  • @
    @adnanmohamed62573 years ago Waa runtaa sxb somalida si qaldan bey gymka usameyaan nafsadiina kataxadara walalayalow ustaad adigane waa mahadsantahay horey usoco 2
  • @
    @mohamedabdi51813 years ago Pro Ramadanka iyo gymka kawaran mala sameen karaa soonka gym. 3
  • @
    @ayubhassan95633 years ago Number 1 somali fitness coach. Balanteenu waa 🥊 iyo 💪 2
  • @
    @mohamedamiin96973 years ago Thanks my coach, abdi nasir, intan inka badan ka sugeyna, thanks 💪💪💪💪💪 6
  • @
    @wllpreem70513 years ago Aad umhdsan tahy sxb ani xtaa vediogaaz waan arky mrkoo ryan dhawacmaayey lkn sbbta manan fahan saneen lkn m.a adaa ifa ideysay wlkey🙏 2
  • @
    @warsameosman28513 years ago Guys Share The Vedio Muhiim Waaye Walaalaha Kale Haka Faaideestaan. 4
  • @
    @Shabi7m3 years ago Waa ku mahadsantahay digniinta Macalimooow💪🏾💪🏾 2
  • @
    @hansareofficial25503 years ago M.a qof aftahan ayaa thy waana kugu xerenahy sxp mcn 3
  • @
    @mohamedabdi51813 years ago Mishinka oradka bis ma isku caateen karaa sxp cayilkaygana zaaid ah maaha lkn murqo inaa ubadlo baan rabaa pro 🙏🙏iisoo jawaab sxp ama video ka soosamee 3
  • @
    @abdikanikevin65353 years ago Sxbow talo fiican wye mahadsanid lkn waxa isku daydaa inan gacmaha kahadashid markaas sifiican laguu fahmaa in.a 1
  • @
    @shandhakoboyniga89983 years ago Coch iyo aabihii waa adi legend saaxiib
  • @
    @khalidhajimohamed5353 years ago Wlhi wax wayn ba kaa faaidney ustaad wa cashar aad I anfacey ustaad hal vidoe ma jiraa aan ka wada heli karno dhamaan khaldaadka la galo inta gymta lagu jiro 3
  • @
    @warsameosman28513 years ago Salaama Big Boss.... Guys Ha Leys Ilaaliyo ... Respect The Bar 3
  • @
    @abdinasirmoalim85683 years ago dadka ma aamin sana in culeeys ka dhib yhy 3
  • @
    @maankacademaankacade36543 years ago Masha Allah My brother Allah haku xafido 4
  • @
    @abdirahmanhussein35553 years ago Sxb marwalbo waxbana kaa faaiida thks👍 3
  • @
    @cumarsadiq59803 years ago Wlhi brother...ani horto gym wanqadha..wax yar ayankushega hada kahor igudahdey..aniga 75kilo qadhayo ayan arkey asxap aan islabilawne gymka in ey boqol iyo tawan qadhayan kadipne wxan iskudaye in 90 kill an qadho..wlhi been kumashegayo malinki an qadhe hurdo weyigasowaregi weysey ... 4
  • @
    @ayuubtube90493 years ago Macalin gym inaa bilabaa rabaa
    Maxaa igula talin lahyd ooo an sameyaa
    Madama a thy expert waxa walaga faidyaataa
    What do you say
    3
  • @
    @positiveandfunny43323 years ago Wlhi billahi 😥😥Dhalinyaro Badan Somali wa Unaxaa
    1-Marka ugu horeyso jymta eey imadaan Qof jymta 5 sano kujiray Cules uu Qadayo ayeey Qadaan ,Markaad kudahdid brother kuma ficno iskadaa wuu ka daga adeegayaa ,Teeda kle Taladu wa iga dardaran Brother Maryoleey muscle Naftinkaada Brother Inkastoon Waxba kugu damin Waxaan kudahaa Please Bir weyn Hadii Qadid wax yar oo cafimad iyo jirka ku Qurxinaa ka ficn , Ronnie Coleman cml 12 Surgeries ayuu gali Ragas lacag ayeey heystaan Daqso weey isku daweynaan please fejignaada always ,Ragas qarkood Garbaha,Jilbaha iyo Dhabarka Cag ayaa lo galiyay lafohooda cml ayeey kushidmee,iyakoon 60 garin Qarkood Jilbaha kafadistaan Sababto ah Culeska lugaha ,Qarkoodna Weey socdaan dawo iyo balayo ayeey cunaan ...
    3
  • @
    @galeyrofficialchannel56683 years ago Qaldki ugu weyna aan suubiyo wuxu ahaa shoulder ayan waxn kusameeye +25kg oo dumble ah ana kg waa 62. Garab aya wax iga gaare lkn hda alx wansoo kabty ilbxnimana wankaqaaty 3
  • @
    @crazzyskills29163 years ago Coach Help u bahnahy oo ina wax iga sharaxdo creatine platinum io whey isolate Wax Iga Sharx Had fursad heysid🥰 3
  • @
    @yuusufosman73733 years ago Pro waxaan rabaa in Aan caato noqdo sidee leesku cateeyaa
    Fadlan muqaal ka sosameey big man 🙏🙏🙏💪💪💪✊👍👍💯❤💜
    5
  • @
    @Xamaaza_iconic3 years ago Who disliked video pull shit 💯💯🌍never dislike the channel pro keep going lkn Instagram ayan ka so hadly iga so hadl 3
  • @
    @mohaaabdulahi3273 years ago Sxp wlh misan bdn waa nacay sxp
    Mcn 120Gram aya iga bdn wlh bro hal talo isii sxp mcn tirada bdn ma fcn tahay sxp
    3
  • @
    @rashidibrahim49903 years ago Wlhi maryole muscle tageero weeyn aan ku ahay wayo mar kastaa waxaad nasiisaa taloyin daxaal gaal ah thank you for the support and If you don’t mind i need your support couz i started the gym for almost 6month but it’s close at the moment because of Coronavirus so I will love to get more advice from you Snapchat or Instagram kuso qoor vedio yadadaa bro ... 5
  • @
    @BashirAbdi-mj7jb3 years ago Wll marna macalin horte aniga hayesi ayanahy maxn sameyaa 4
  • @
    @husseinelame37983 years ago Asc Coach abdinasir steroid ka maan qadan kara misa way xun tahay 3
  • @
    @cabdiqaadirmaxamuud15503 years ago Wll c/naasir ma i jawbtid xagas iyo instigramka waxana igu qoran jpiizow plz iso jwb 1
  • @
    @xamdamaxamud1293 years ago Hdaan qaadi Waayo kawrn oon canahayga geela iyo digir cuno Oo aan geelayga raaco miyaynan dhismeen
    Ilen birtu waa dile
    Hhh natural gym
  • @
    @abshirmohamud45913 years ago Sxb waxaan rabay rashinka in aad iga caweso lkn meel aan kala so xiriiro aan wayay
    Mitakale aniga 3 sano aan gym wadaa waan is badalay lkn wali colool aa igu taalo I hape in aad icawin doonto
    1
  • @
    @heescusub20233 years ago Zxo waxa ku wedina physion
    Maxe U rontahay Cafimadkana
    Ka U Daran Tahay Mida Murqaha
    Lagu Jaro Ka Hadlaaa ???
    3